Headline News/ Warka Madaxdiisii
 
Nuur "qaloocow' Ciyaar tooygii xulka qaranka

Qalocow Wuxuu ahaa Mid ka mida xidigihii qaranka somaliyeed u soo hooyey guulaha waaweyan hadan wuxuu ku dhiban yahay wadanka YEMEN isagoo ka doonaya Kaalmo Dhalinta ciyaaraha iyo Dadka Somaliyeed Halkan ka dhegayso

 

Imisa Madaxweyne baad Somaliya ku ogayda Haba Boos u banay Madaxweyne Darman oo sheegta in uu yahay Madaxweynaha Somalia waxaa waraysi la yeeshay Weriyahayaga Borame ee Abdifataah Aam oo waydiiyey bal dowladiisu waxay tahay iyo waxay qabato Halkan ka dhegayso

 

Tacsidii Abwaan Xasan Sh. Muumin oo fanaanin badani nagala qayb qadatay  ka dhegayso Halkan

Culimada magalada Bosaaso oo maxadiro ka soo jidisay dhita Somalia Halkand kadhegayso

Ciyoo oo Badhan aanu ka waraysanay xaladay ku sugan tahay Ka dhegayo Halkan

Abaasadar C/kariim Faarax Laqanyo oo ah Safiirka u fadhiya wadan ka Somalia, Wadanka koonfur Afrika oo aan waraysi la yeelanay ka dhegayso Halkan

 
 
 

Cududrka Shubanka oo ku dilay dad badan magalada Dhahar ee Goblka Sanaag, waxaan Tel: kula xiriiray magalda badhan weriye Mahmed ahmed oo waraystay Madaxye Jibriil cali salaad  halkan ka dhegayso

Dood Raysalwasaaraha cusub ee la soo doortay bal siday u arakaan dadku  Halkan ka dhegayso

Cade Muuse oo kala diray maamulkii Golaha Deganka Ee Galkacayo Halkan ka dhegayso

Gabadhaha ka danbeeya web site ka lagu caawiyo masaakiinta oo aan waraysi la yeeshay Ka dhegayso Halkan